Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 2:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yuusufna Galili ayuu ka kacay, oo magaaladii Naasared ka tegey, oo wuxuu aaday Yahuudiya ilaa magaaladii Daa'uud oo Beytlaxam la odhan jiray, maxaa yeelay, wuxuu ahaa dadkii iyo dhashii Daa'uud,

Luukos 2

Luukos 2:2-13