Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 2:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxayna ahayd carmal xataa afar iyo siddeetan sannadood, macbudkana kama ay tegin, laakiin Ilaah ayay soon iyo salaad habeen iyo maalinba ku caabudaysay.

Luukos 2

Luukos 2:30-41