Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 19:43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, maalmuhu way kuu iman doonaan markii cadowyadaadu ay xaggaaga dhufays u soo qodan doonaan, oo ay kugu wareegi doonaan oo ay dhinac walba kaa celin doonaan.

Luukos 19

Luukos 19:35-46