Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 18:43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkiiba ayuu wax arkay, wuuna raacay oo Ilaah ammaanay. Dadkii oo dhanna goortay arkeen, ayay Ilaah ammaaneen.

Luukos 18

Luukos 18:36-43