Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 18:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ciise goortuu waxaas maqlay ayuu ku yidhi, Weli wax keliya ayaa kuu dhiman. Waxaad haysatid oo dhan iibi, oo masaakiinta u qaybi, oo waxaad jannada ku lahaan doontaa maal, ee kaalay oo i soo raac.

Luukos 18

Luukos 18:20-29