Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 18:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qaynuunnada waad taqaan, Waa inaanad sinaysan, Waa inaanad qudh gooyn, Waa inaanad wax xadin, Waa inaanad marag been ah furin, Aabbahaa iyo hooyadaana maamuus.

Luukos 18

Luukos 18:17-30