Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 16:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Midiidinna laba sayid uma shaqayn karo, waayo, mid buu nacayaa, kan kalena wuu jeclaanayaa, ama mid buu la jirayaa, kan kalena wuu quudhsanayaa. Uma wada shaqayn kartaan Ilaah iyo maal.

Luukos 16

Luukos 16:3-23