Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 15:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu kacay, oo wuxuu u yimid aabbihii, laakiin intuu weli ka fogaa ayaa aabbihiis arkay, waana u naxariistay, oo ku soo orday oo qoortuu iskaga duubay, oo dhunkaday.

Luukos 15

Luukos 15:16-27