Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 14:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuuna ku yidhi kii u yeedhay, Goortaad qado ama casho samayso, ha u yeedhin saaxiibbadaada ama walaalahaa ama xigaalkaa ama derisyadaada hodanka ah, waaba intaasoo iyaguna ay markooda kuu yeedhaan, oo ay abaalgud kugu noqotaa.

Luukos 14

Luukos 14:8-21