Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 14:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin goortii laguu yeedho, tag oo meesha u hoosaysa fadhiiso, si kii kuu yeedhay kolkuu yimaado uu kuugu yidhaahdo, Saaxiibow, sare u soco. Markaasaad ammaan ku lahaan doontaa kuwa cuntada kula fadhiya oo dhan hortooda.

Luukos 14

Luukos 14:7-11