Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 13:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu masaalkan ku hadlay, Nin baa wuxuu lahaa geed berde ah oo beertiisii canabka ahayd lagu beeray. Waa u yimid isagoo midho ka doonaya, waxbana kama uu helin.

Luukos 13

Luukos 13:3-10