Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 13:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Ciise u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Ma waxay idinla tahay in kuwii reer Galili ahaa ay ka dembi badnaayeen kuwii kale oo reer Galili oo dhan waxyaalahaas ay ku silceen aawadood?

Luukos 13

Luukos 13:1-9