Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 13:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay u eg tahay iniin khardal ah, oo nin qaaday oo beertiisii ku riday, oo ay baxday oo geed dheer noqotay, shimbirraha cirkuna laamaheeday ku degeen.

Luukos 13

Luukos 13:11-21