Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 13:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Goortuu waxaas yidhi cadaawayaashiisii oo dhan way wada ceeboobeen, dadkii oo dhanna ayaa ku reyreeyey wax walba oo ammaanta lahaa oo uu falay.

Luukos 13

Luukos 13:15-26