Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 13:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Sayidka ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Labawejiilayaal yahow, mid kasta oo idinka mid ah miyaanu sabtida dibigiisa ama dameerkiisa ka soo furin golaha oo u wadin inuu soo waraabiyo?

Luukos 13

Luukos 13:13-22