Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 11:52 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa idiin hoog, sharciga sheegayaal yahow, waayo, furihii garashada ayaad qaaddeen. Idinka qudhiinnu ma gelin, oo kuwii gelayayna ayaad ka hor joogsateen.

Luukos 11

Luukos 11:45-54