Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 11:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqoradda koonfureed waxay xisaabta la kici doontaa dadka qarnigan, wayna xukumi doontaa, waayo, waxay ka timid meesha dhulka ugu shishaysa inay xigmadda Sulaymaan maqasho, oo bal eeg, mid Sulaymaan ka weyn ayaa halkan jooga.

Luukos 11

Luukos 11:27-39