Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 11:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Goortii dadkii badnaa isugu soo ururayeen, wuxuu bilaabay inuu yidhaahdo, Qarniganu waa qarni shareed; calaamo bay doonayaan, lamana siin doono, calaamada Yoonis maahee.

Luukos 11

Luukos 11:23-37