Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 10:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Gurigaas qudhiisa jooga, idinkoo cunaya oo cabbaya waxay haystaan, waayo, shaqaaluhu waa istaahilaa abaalgudkiisa. Guriba guri ha u dhaafina.

Luukos 10

Luukos 10:2-15