Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 10:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Nin baa Yeruusaalem ka soo degayay oo Yerixoo ku socday; wuxuuna ku dhex dhacay tuugag, oo intay dharka ka furteen oo garaaceen ayay ka tageen oo daayeen isagoo bestiis ah.

Luukos 10

Luukos 10:21-37