Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 10:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa kuu hoog, Khorasinay. Waa kuu hoog, Beytsayday, waayo, shuqulladii xoogga lahaa oo laydinku dhex sameeyey haddii Turos iyo Siidoon lagu samayn lahaa, goor horay toobadkeeni lahaayeen, iyagoo dhar joonyad ah gashan oo dambas ku fadhiya.

Luukos 10

Luukos 10:3-18