Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 10:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa dabadeed Rabbigu wuxuu soo bixiyey toddobaatan kale, oo laba laba ayuu hortiisa u diray ilaa magaalo walba iyo meel walba oo uu tegi lahaa.

Luukos 10

Luukos 10:1-10