Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 1:63 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu weyddiistay loox oo ku qoray, isagoo leh, Magiciisu waa Yooxanaa. Wayna wada yaabeen.

Luukos 1

Luukos 1:54-72