Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 1:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wakhtigii Herodos ahaa boqorkii Yahuudiya, waxaa jiray wadaad la odhan jiray Sakariyas, oo ka mid ahaa safkii Abiya; haweenaydiisuna waxay ka mid ahayd hablihii reer Haaruun, magaceedana waxaa la odhan jiray Elisabed.

Luukos 1

Luukos 1:1-11