Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 1:37-39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

37. Waayo, wax aan Ilaah kari doonin ma jiro.

38. Maryan ayaa tidhi, Waa i kan, waxaan ahay addoontii Rabbiga. Sidaad u hadashay ha ii noqoto. Markaasaa malaa'igtii ka tagtay.

39. Maalmahaas Maryan baa kacday, oo waxay dhaqso u tagtay dhulkii buuraha lahaa ilaa magaalo ka mid ah reer Yahuudah,