Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 1:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Malaa'igtii waa u jawaabtay oo ku tidhi, Ruuxa Quduuska ah ayaa kugu soo degi doona, oo xooggii Kan ugu sarreeya ayaa hoosiis kuu noqon doona, sidaa darteed kan quduuska ah oo kaa dhalan doona waxaa loogu yeedhi doonaa Wiilka Ilaah.

Luukos 1

Luukos 1:28-38