Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 1:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Nin weyn buu ahaan doonaa, waxaana loogu yeedhi doonaa Wiilka Kan ugu sarreeya, Rabbiga Ilaaha ahuna wuxuu siin doonaa carshigii awowgiis Daa'uud.

Luukos 1

Luukos 1:30-41