Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 1:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markuu soo baxay ayuu la hadli kari waayay, markaasay garteen inuu macbudka wax ku arkay. Kolkaasuu gacanta ugu sii tilmaamayay iyaga, isagoo sii carrab la'.

Luukos 1

Luukos 1:12-24