Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 1:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin malaa'igtii baa ku tidhi, Ha baqin, Sakariyasow, waayo, baryadaadii waa la maqlay; afadaada Elisabedna wiil bay kuu dhali doontaa, magiciisana waxaad u bixin doontaa Yooxanaa.

Luukos 1

Luukos 1:4-21