Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 9:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Efrayim wax baa lagu dhuftay, xididkoodiina waa qallalay, oo innaba midho ma ay dhali doonaan! Oo xataa in kastoo ay wax dhalaan, haddana waan wada layn doonaa midhaha ay jecel yihiin oo maxalkooda.

Hoosheeca 9

Hoosheeca 9:11-16