Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 8:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxay beertaan dabaysha, oo dabaysha cirwareenta ah ayay soo goosan doonaan. Hadhuudh taagan ma leh, baalkuna midho ma dhali doono, oo hadduu dhalona, shisheeyaa cuni doona.

Hoosheeca 8

Hoosheeca 8:1-13