Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 8:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, dadka Israa'iil Abuurahoodii way illoobeen, oo waxay dhisteen daaro waaweyn, dadka Yahuudahna magaalooyin deyr leh aad bay u badsadeen, laakiinse anigu magaalooyinkooda ayaan dab ku soo dul dayn doonaa, oo wuxuu wada gubi doonaa daarahooda waaweyn oo dhan.

Hoosheeca 8

Hoosheeca 8:8-14