Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 7:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markay tagaan waxaan ku kor fidin doonaa shabaggayga, oo iyagaan u soo dejin doonaa sida haadda samada, oo sidii ururkoodu maqlay ayaan iyaga u edbin doonaa.

Hoosheeca 7

Hoosheeca 7:6-16