Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 6:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Efrayimow, bal maxaan idinku sameeyaa? Dadka Yahuudahow, bal maxaan idinku sameeyaa? Waayo, wanaaggiinnu waa sida daruurta subaxnimo, iyo sida sayaxa aroor hore baabba'a.

Hoosheeca 6

Hoosheeca 6:1-7