Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 5:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Anigu waan aqaan reer Efrayim, dadka Israa'iilna igama qarsoona, waayo, haatan reer Efrayimow, waad sinaysateen, dadka Israa'iilna way nijaasoobeen.

Hoosheeca 5

Hoosheeca 5:1-9