Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 5:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Efrayim markuu arkay cudurkiisa, oo dadka Yahuudahna ay dhaawacooda arkeen, markaasaa reer Efrayim wuxuu tegey dalka Ashuur, oo wuxuu u cid dirsaday Boqor Yaareeb. Laakiinse isagu ma awoodo inuu ku bogsiiyo, oo dhaawacaaga kaa dawayn maayo.

Hoosheeca 5

Hoosheeca 5:10-15