Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 5:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wadaaddadow, tan maqla, oo dadka Israa'iilow, dhegaysta, oo reerka boqorkow, dhegta u dhiga, waayo, xukun baa idinku dhacaya, maxaa yeelay, waxaad ahaydeen dabin Misfaah ku yaal, iyo shabag Buur Taaboor ku kala fidsan.

Hoosheeca 5

Hoosheeca 5:1-3