Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 4:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay ahaan doontaa in wadaadku noqdo sida dadka oo kale, oo jidadkooda waan ciqaabi doonaa, oo falimahoodana waan ka abaalmarin doonaa.

Hoosheeca 4

Hoosheeca 4:1-12