Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 4:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay allabari ku bixiyaan buuraha dhaladooda, oo foox bay ku shidaan kuraha korkooda iyo geedaha alloon iyo libneh iyo eelaah la yidhaahdo hoostooda, maxaa yeelay, waxay leeyihiin hoos wanaagsan, haddaba gabdhihiinnu way dhilloobaan oo aroosadihiinnuna way sinaystaan.

Hoosheeca 4

Hoosheeca 4:7-16