Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 3:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu igu yidhi, Haddana tag, oo waxaad jeclaataa naag la caashaqo oo dhillo ah, sida Rabbigu u jecel yahay dadka Israa'iil in kastoo ay ilaahyo kale u jeestaan, oo ay jeclaadaan wax sabiib ah.

Hoosheeca 3

Hoosheeca 3:1-5