Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 2:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay maalintaas noqon doontaa inaan jawaabo, ayaa Rabbigu leeyahay. Waxaan u jawaabi doonaa samooyinka, oo iyana waxay u jawaabi doonaan dhulka.

Hoosheeca 2

Hoosheeca 2:20-23