Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 2:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintaas waxaan iyaga aawadood axdi ula dhigi doonaa xayawaanka duurka, iyo haadda samada, iyo waxa dhulka gurguurtaba, oo dalka dhexdiisa waan ka baabbi'in doonaa qaansada iyo seefta iyo dagaalkaba, oo waxaan ka dhigi doonaa inay si ammaan ah u jiifsadaan.

Hoosheeca 2

Hoosheeca 2:13-23