Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 2:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan baabbi'in doonaa geedaheedii canabka ahaa iyo dhirteedii berdaha ahayd oo ay iyadu tidhi, Kuwanu waa kiradaydii ay kuwii i caashaqi jiray i siiyeen. Oo waxaan iyaga ka dhigi doonaa duud, waxaana daaqi doona xayawaanka duurka.

Hoosheeca 2

Hoosheeca 2:8-19