Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 13:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed waxay noqon doonaan sida daruurta subaxnimo, iyo sida sayaxa aroor hore baabba'a, iyo sida buunshaha dabayshu ka kaxayso goobta hadhuudhka lagu tumo, iyo sida qiiqa sholadda ka baxa.

Hoosheeca 13

Hoosheeca 13:1-9