Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 13:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Samaariya gardarradooda way qaadi doonaan, waayo, way ku caasiyowdeen Ilaahoodii. Seef baa lagu layn doonaa, dhallaankoodana dhulkaa lagu tuuri doonaa, oo naagahooda uurka lehna waa la dooxi doonaa.

Hoosheeca 13

Hoosheeca 13:12-16