Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 12:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Gilecaad waa xumaan miidhan oo iyagu dhammaantood waa wax aan waxtar lahayn. Waxay Gilgaal ku allabaryaan dibiyo, oo weliba meelahooda allabarigu waa sida tuulmooyin ku dhex yaal jeexjeexyada beerta oo kale.

Hoosheeca 12

Hoosheeca 12:9-14