Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 12:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Efrayim waxay quutaan dabayl oo waxay daba galaan dabaysha bari. Had iyo goorba been iyo baabba' bay badiyaan, oo waxay axdi la dhigtaan dadka dalka Ashuur, saliidna Masar bay u qaadaan.

Hoosheeca 12

Hoosheeca 12:1-10