Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 1:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu isagii ku yidhi, Magiciisa waxaad u bixisaa Yesreceel, waayo, in yar dabadeed waxaan dhiiggii Yesreceel ka aar gudi doonaa reerka Yeehuu, oo boqortooyada dadka Israa'iilna waan joojin doonaa.

Hoosheeca 1

Hoosheeca 1:1-6