Kitaabka Quduuska Ah

Galatiya 6:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Walaalayaalow, nin haddii xadgudub lagu qabto, kuwiinna Ruuxa raaca midka caynkaas ah ku soo celiya qabow, adigoo isdhawraya si aan adna laguu jirrabin.

Galatiya 6

Galatiya 6:1-4