Kitaabka Quduuska Ah

Galatiya 5:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

xaasidnimo, sakhraannimo, rabshooyin iyo waxyaalo la mid ah. Kuwaas waan idiinka digayaa, sidaan markii horeba idiinku sheegay, in kuwa waxyaalaha caynkaas ah sameeyaa ayan dhaxli doonin boqortooyada Ilaah.

Galatiya 5

Galatiya 5:17-26